Maxay ka wada hadleen dowladaha Iiraan iyo Faransiiska?( dhegayso)

Maxay ka wada hadleen dowladaha Iiraan  iyo Faransiiska?( dhegayso)

Wasiirka wasaarada arimaha dibadda ee dalka Iiraan Maxamed Shariif ayaa dalka Faransiiska ku la kulmay madaxweynaha dalkaas ee Emmanuel Macron.

waxa uu sheegay wasiirka in ay ka wada hadleen madaxweynaha xiriirka labada dal iyo xiisada Mareykanka iyo Iiraan ka dhextaagan.

dowladda Iiraan ayaa sharuud adag waxa ay ku xirtay wadahadalada ay la yeelanayaan dhigooda Mareykanka.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com