Maxay ka wada hadleen James Swan iyo madaxweyne Deni? (daawo)

Maxay ka wada hadleen James Swan iyo madaxweyne Deni? (daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayay.
Kulankan ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan Arrimaha doorashada dhacaya 2021 oo weli muranka uu ka taagan yahay iyo sidii xal loogu heli lahaa khilaafka ka jira.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com