Maxay ka wada hadleen Madxweyne Laftagareen iyo Odayaasha Dahaqanka?

Maxay ka wada hadleen Madxweyne Laftagareen iyo Odayaasha Dahaqanka?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Odeyaasha Dhaqanka ee ku mool egaannada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

kulanka ayaa diirada lagu saaray xaalada gobolka iyo guud ahaanba dalka sidii ay odayaasha dhaqanka dowrkooda uqaadan lahaayeen.

Wararka ay Daljir ka helyso madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in odayaasha ay madaxweynaha kala hadleen cabashooyin dowr ah oo ay bulshada wakiilka ka yihiin uga timid una gudbiyeen madaxweynaha.

Dwiiwaanka Wararka
Radio Daljir.com.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com