Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika?

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka qaabilsan Afrika ayaa ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed, amniga iyo doorashooyinka dalka.

Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibada u qaabilsan dalka Maraykanka qaarada Afrika ayaa dhawaan waxa ay sheegtay inay taageersan tahay dadaalada uu ku doonayo Ra’iisul Wasaare Rooble in doorasho hufan ay ka dhacdo dalka Soomaaliya.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com