Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Midowga Musharaxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka, turxaanbixinta habraacyadii 24-kii bishan iyo sidii loogu gudbi lahaa wajiga labaad ee doorashda Golaha Shacabka BFS.
Sawirro.
Dhigaal Cusub
War-Murtiyeed ka soo baxay Beelaha Warsangeli, Cumar Dhigaal Duug ah
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
FAALLOOYIN & FALCELIN