Maxay ku heshiyeen Puntland & Galmudug

Maxay ku heshiyeen Puntland & Galmudug

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo ku hesheeyay adkeynta Amniga iyo ka hortagga colaad Beeleedyada ka dib shir ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo iyadoo shirkaas laga soo saaray warsaxaafadeed .

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com