Maxay yihiin caqabadaha horyaala madaxwaynaha cusub ee Puntland (dhegayso)

Maxay yihiin caqabadaha horyaala madaxwaynaha cusub ee Puntland (dhegayso)

Madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeenka cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo Axmed Karaash oo shalay ku guulaystay hogaaminta Puntland ee mudada shanta sano ee soo socota ayaa waxaa horyaala caqabada badan oo ka mid yihiin ammaanka, sicirka sarifka iyo maciishadda oo aad u kacday dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, ciidamada ammaanka oo aad tayadooda u liidato iyo khilaafka dowladda dhexe ee faderaalka iyo dowlad goboleedyada kalle.

Hoos kadhegayso aqoonyahan Maxamed Caalim oo faaleeynaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com