Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta ku xukuntay Andrew Braian Irlam ganaax lacageed oo gaaraya 7kun oo dollar kadib markii ay Maxkamaddu Ku heshay Qodobka 34-aad ee Xeerka Nabadgalyada guud.
Jul 31, 2019 Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ufariisatay dhagaysiga dacwad ka dhan ah Muwaadinkan u dhashay dalka Ingiriiska,kaasi oo loo haysto qalqal gelinta Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
waxaa lagu eedeeyay inuu qal-qal geliyay amniga Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho,kadib markii halkaas uu la galay qasnado iyo Jaakadaha xabada celiya.
Diiwaanka warka
radio Daljir Qardho.
COMMENTS