Maxkamada racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta markale ufariisatay dacwada kiiska Caasho Ilyaas oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo .
Kiiskan ayay maxkamadu waxa ay go,aamisay in maalinta beri ah lagu dhawaaqi doono xukunka kama dambaysta ah.
Dhegayso.
COMMENTS