Maxkamada Sare ee Somaaliland oo Aqbashay natiijadii ka soobaxday Doorashadii ka dhacday somaaliland (dhegayso)

Maxkamada Sare ee Somaaliland oo Aqbashay natiijadii ka soobaxday Doorashadii ka dhacday somaaliland (dhegayso)

Maxkamada sare ee maamulka Soomaaliland ayaa maanta go,aan rasmi ah waxa ay ka soo saartay natiijadii ka soobaxday doorashadii ka dhacday Gobolada soomaaliland 13 bishan.

Madaxda Maxkamada Sare ee soomaaliland oo maanta shir-jaraaid kuqabtay xarunta maxkamada ayaa waxa ay ku Aqbaleen natiijadii ay kudhawaaqeen gudigii doorashada soomaaliland ee gacanta kuhayay.

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliland Aadan Xaaji Cali ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warka ay ka soo saareen doorashadii ka dhacday Soomaaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com