Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday sadex nin oo lagu helay inay fuliyeen weerrakii Naasa Hablood 2 oo ay ku geeriyooday madax katirsan dowladda iyo dad shacab ah.
Hoos kadhagayso xukunka guddoomiyaha maxkamada Sheekh Nuur Cali shuute
COMMENTS