Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal loo heesto Qaraxii 14-kii Bishii October ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir yuusuf irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray.
COMMENTS