Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Hiraan oo Xukuno Riday (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Hiraan oo Xukuno Riday (dhegayso)

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya qaybteeda Gobolka Hiiraan ayaa sadax xubnood oo kamid ah xaralada Al-shabaab waxa ay ku xukuntay xukuno kala duwan.

Maxkamada ayaa mid kamid ah sadax daasi nin waxa ay ku xukuntay Xabsi daain , halka labada kalen aya Maxkamada ku xukuntay xabsi udhaxeeya 10 ilaa iyo Sano inta udhaxaysa.

Qareenkii udoodayay Eedeesanayaashan ayaa sheegay in ay Maxkamada Racfaan ka qaadan doonaan.

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya ee Gobolka Hi-raan C/Casiix Xasan ayaa Xukunkan ku dhawaaqay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com