Maxkmadda derajadda koowaad ee Qardho maanta waxaa la horkeenay labo eedaysane oo loo haysto inay dileen Marxuum Cabdiraxmaan C/laahi Axmed Qaytoor oo dhaawaan duleedka Qardho ugu gaystay marxuumka, kadibna gaarigiisa kaxaystay.
Waxay maxkamada labada dhalinyaro ah loo haystay eedaynta ku riday dl toogasha ah waxayna qirteen dhalinta falkaas
waxaa xukunkaas ku dhawaqay maxkamada derejada kowaad Qardho .
COMMENTS