Maxakamad Darajadda Koowad ee gobolka nugaal ayaa Xiran maalintii shanaad manna jiro wax war ah oo ka soo baxay xirnaashaheeda maxakamada oo u adeegi jirtay dadweyne fara badan oo kiisas kalla duwani ay ka yaaleen.
Qaar ka mid ah shacabkii ay u Adeegi jirtay Maxkamadu, ayna hada kiisas kaga xaniban yihiin ayaa Radio daljir u warmay waxaya baaq direen Masuulyinta maxakamada iyo cid kasta oo ay khusayso.
Dadka Radio daljir la Hadlay oo u badnaa dad ay kiisaska maxakmada kaga jiro u badnaa dhul ayaa waxa la kulmay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo ugu tagay Afaafka hore ee Maxkamada Mar ay ka raja qabeen in dib loo furo Maxkamdda.
COMMENTS