Maxkamadda darajada Koobaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta markale waxaa la soo taagay 7 Nin oo lagu eedeeyay fal kufsi iyo dil isugujiray oo Garoowe loogu geystay haweeney lagu magacaabijiray Hodan Axmed Maxamed Shanleyste.
Wariye Cabdiqani Axmed Maxamed ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS