Maydka Paul iyo ninkii dilay oo aan la aasin iyo baaritaano socdo (dhegayso/daawo)

Maydka Paul iyo ninkii dilay oo aan la aasin iyo baaritaano socdo (dhegayso/daawo)

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Eng. Saciid Maxamed Raage oo uu dhinac fadhiyay agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa u sheegay warbaahinta in maydka Paul oo ahaa maamulihii guud ee dekedda Bosaso iyo ninkii dilay inay wali ku jiraan isbitaalka , oo ay socdaan baaritaano.

Wasiirka ayaa sheegay shaqada dekedda inay si caadi ah usocoto, waxaana uu ka digay wararka baraha bulshada lagu faafiyay oo uu tilmaamay kuwa aan fiicnayn.

Saciid Maxamed Raage ayaa sheegay in qofka dilka gaystay uu dilka fuliyay kadib markii maamulihii la dilay uu shaqada uu kusii jeeday.

Wararka radio Daljir uu helayo ayaa sheegaya ciidamada gaaka ahaa Paul Farmosa ee dhaawaca gaarsiiyay ninka dilka fuliyay inay xiranyihiin, waxaana wararka qaar ay sheegayaan kiiskan baaritaankiisa inuu yahay mid adag oo dhegta loo taagayo natiijada kasoo baxda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    I DON’T CARE.why not? ISIS,ALSHABAB SIDA AYNOO DILAAN CIDNA UMA DILAAN,SIDAA DARTEED MARKAY CID AAN SOMALI AHAYN DILAANBA WAXAAN DHAHAA:I DON’T CARE.!.!.!.!.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES…(ALYUHUUDIYAH PROJECT IS NOT MUSLIMS.sure,iweydii Aniga.).!.
    ALSHABAB+CIA+MI6=ONE.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com