Meydka Wasiirkii Waxbarashada dalka Suudaan oo qol laga helay

Meydka Wasiirkii Waxbarashada dalka Suudaan oo qol laga helay

Wasiirka waxbarashada Suudaan Muhmoud Sir Al Khatim Al Houri ayaa meydkiisa laga helay qolka hotel uu degganaa oo ku yaalla magaalada Giza ee dulleedka Qaahira, sida ay sheegeen Booliiska Masar.

Baaritaan lagu sameeyay waxaa la sheegay inuu u dhintay wareegga dhiiga oo istaagay,xaaladdaa oo ka dhalatay cudurka macaanka oo uu qabay.

Bulshada kunool dalka Masar aya aad looga hadal haayaa geerida Wasiirka waxbarashada dalka Suudaan, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda ay dowladda Iiraan War kasoo saarto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com