Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah Isimmadda Puntland ayaa ka hadlay colaada ka taagan deegaanno kamid ah Koon-furta gobolka Sool .
Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax ayaa ku baaqay in la joojiyo collaada labadii toddobaad ee la soo dhaafay ka taagnayda deegaankaasi taasi oo u dhaxaysa beello halkaasi wadda dagga.
Waxaa uu sheegay in xilligaan ummadda Soomaaliyeed aysan u baahnayn ,dhiigg macno darro ku daata ,cid kasta oo ka shaqaynaysa falkaasina ay illaahay ka baqaan oo joojiyaan collaada .
Maamulka Somlaliland ayuu ku eedeyay inay ku lug leedahay colaadaasi mudada ay soo soctay .
Waxaa waraystay wariye Axmed Sheekeeye .
COMMENTS