Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Baladwayne ku toogtay Cabi Cali Gareen oo ka mid ahaa xubnihii doortay baarlamaanka Soomaaliya ee Hirshabeelle kasoo galay.
Kooxihii dilka gaystay ayaa baxsaday, mana jirto dad loo soo qabtay.
COMMENTS