Suldaan Cabdishugri Xaashi Hoori oo Kamiida odayaasha gobolka karkaar oo Radio Daljir u waramay ayaa ka hadlay shirka waddatashiga Puntland oo Madaxweynaha Shaaciyeey dhawaan kana qabsoomaya Caasimadda Garoowe.
Wuxuu ka hadlay shirkaas iyo Natiijada ka soo bixi karta wuxuuna u waramay Wariye Faadumo Degan Daahir oo Boosaaso joogta.
COMMENTS