Dowladda hoose ee degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa bilowday burburinta mid kamid ah suuqyada magaaladaasi, iyadoona qaar kamid ah ganacsatada suuqaasi ay siyaabo kala duwan uga hadleen shaqada ka socota suuqa.
DHEGAYSO
COMMENTS