Xildhibaan Cabdi Fitaax Ismaaciil Daahir oo mid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya kana tirsan koox lagamac baxday Horusocod ayaa ha hadlay ujeedkooda iyo sababta keentay xiligaan .
Xildhibaanka oo waraysi Radio Daljir ayaa sheegay in doonayaan samayshada Xisbi Cusub, Islamarkaana aysan doonayn inay xukuumada Cusub ay mooshiin ka keenaan. Xildhibaan Cabdifitaax ayaa beenay inaysan jirin xilidhibaano kushiray Nairobi wadanka Kenya.
Wuxuu intaas ku daray inay doonayaan islaxisaabtamaan Xukuumada , Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa khadka telefoonka Muqdisho kula xariiray wuxuuna ugu horayn waydiiyay Sababta Keentay inay aas aasaan Kutlada Hor usuocod ?
DHEGAYSO
COMMENTS