Midowga Musharaxiinta “Farmaajo uma aqoonsanin madaxweyne” (Akhriso)

Midowga Musharaxiinta “Farmaajo uma aqoonsanin madaxweyne” (Akhriso)

War saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxay ku shaaciyeen in wixii ka bilowda 8 February 2021 aanay Madaxweyne Farmaajo u aqoonsaneyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ku baaqay in la dhiso Gole Qaran oo ay xubno ka yihiin Guddoomiyeyaasha labada aqal, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, wakiilo ka socda Musharaxiinta iyo Bulshada rayidka.

“Laga bilaabo 8 February 2021 Golaha Midowga Musharaxiinta uma aqoonsana Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Goluhu wuxuu ka soo horjeedaa muddo kororsi”

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com