Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray khilaafka Rooble & Farmaajo

Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray khilaafka Rooble & Farmaajo

Warka qoraalka ah ee kasoo baxay Midowga ayaa looga hadlay khilaafka udhaxeeya Rooble iyo Farmaajo kaas oo salka kuhaya Hay’ada Nisa iyo magacaabista Wasiirka Amniga ee uu magacaabay RW Rooble.

Midowga Musharraxiinta waxa ay madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaday ee Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Farmaajo ku eedeeyay in uusan weli ka tanaasulin damiciisi ku aaddana muddo korarsiga iyo in uu rabo in uu soo ceshto awooddiisii amniga si uu u xagal daaciyo kiiska Ikraan Tahliil una carqaladeeyo habsami u socodka doorashooyinka dalka.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com