Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa war kasoo saaray xaaladda amni ee dalka, Cudurka halista ah ee COVID-19 ee kusii faafay gudaha dalka iyo Shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee dhacaya.
War-saxaafadeed kasoo baxay Musharaxiinta ayaa waxaa lagu cambaareeyay weeraradii lagu qaaday Xerada Xalane iyo Maqaayada Luul Yemeni iyagoon sheegay inay ka xun yihiin falalkaas ka dhacay Magaalada Muqdisho.
FAALLOOYIN & FALCELIN
Allaahayo Umada somaliyad Xanuunka covidka Ka badabadi Aammin