Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa dalbaday in la badalo La-taliyaha sare ee siyaasada kooxda dhexdhexaadinta Midowga Afrika, kaasoo ay ku eedeeyeen in ku kacay eex Cabdirisaaq Cabbdala Faamoos ayaa warkan kadiyaariyay.
FAALLOOYIN & FALCELIN