MILXO: Gudoomiye Ku xigeenka Degmada Badhan Xaawo Cabdulqadir Axmed Ayaa Shir Gudoomisay Kulan Looga Arinsanayey Sidii Ay Bulshada Degmada Badhan Uga Qayb Qaadan lahayd Taakulaynta Magaalada #Milxo ‘Waxaana Loo Saaray Gudi Kakooban Qaybaha Bulshada.
Ajandaha Kulanka waxaa Kawar bixiyey Xoghayaha Dawlada Hoose & Maayar ku Xigeenka Degmada Badhan
COMMENTS