Mudaharaad rabshada wata oo ka socda Magaalada Burco

Mudaharaad rabshada wata oo ka socda Magaalada Burco

Dadweyne cadheysan ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, dadweynahan ayaa ka cadheysan maxaabiis SSC-Khaatumo ah oo la sheegay in Somaliland ay sii deyneyso 18ka May. Dadweynaha ayaa dalbaday in Janaral Feysal Cabdi Bootan oo Laascaanood ku xidhan la siidaayo.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com