Mudo xileedki Madaxweyne waare oo maanta ku eg (dhegayso)

Mudo xileedki Madaxweyne waare oo maanta ku eg (dhegayso)

Mudo xileedkii Madaxweynaha hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku eg 17 bisha Oktobar Halka baarlamaankuna dhacay 9kii bishan weli ma jirto jawi doorasho lagu galayo oo diyaarsan taa badalkeeda waxaa qabiiladu isku hayaan cida madaxweynaha xaqa u leh ,

Maxamed Shiine oo Afayeen u soo noqday Maxamed Cabdi waare hadana u tartamaya baarlamaanka maamulkaas ayaa radio daljir uga waramay Arimaha Hirjsabeelle ka socda cXakiin Xsuein Xasan ayuu khadka taleefanka Jawahar ugu waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com