Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayey wasiirada cusub ee dowladda Puntland gaar ahaan wasiirka wasaaradda maaliyadda Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje oo ahaa gudoomiyaha gobolka Karkaar.
DHEGAYSO
COMMENTS