Munaasabad lagu tageerayeey Shirkii dhuusamareeb 3 oo isla dhuusamareeb lagu qabtay

Munaasabad lagu tageerayeey Shirkii dhuusamareeb 3 oo isla dhuusamareeb lagu qabtay

Munaasabad ballaaran oo lagu Taageerayay Mirihii kasoo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Saddax ayaa caawa lagu qabtay Fagaaraha Shiirkole ee Magaalada Dhuusamareeb.

Munaasabaddan waxaa soo agaasimay maamulka Caasimadda, iyadoona ayna kasoo qeybgaleen Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Goddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Nuur Gacal, Xubno ka tirsan goleyaasha Xukuumadda iyo Barlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

https://youtu.be/XzQqe-zXfXM

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com