Munaasabad lagu xusaayay maalinta Umulisada oo Muqdisho lagu qabtay (daawo)

Munaasabad lagu xusaayay maalinta Umulisada oo Muqdisho lagu qabtay (daawo)

Magaalada uqdisho waxaa lagu qabtay munaasibad lagu xusaayay maalinta Umulisada aduunka, Waxaana kasoo qeybgalay mas’uuliyiin DFS kasocotay iyo Hay’ado caalami ah.

Cabdiraxmaan waabari ayaa warkan diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com