![](https://daljir.com/images/bullet3.gif)
Minneapolis, Aug 14 – Waxaa maalinta Sabtida ah, ee bisha Ogoosto ay tahay 15-ka lagu qaban doonaa xarunta Zuhrah Shrine Centre munaasabad xus iyo duco isugu dhafan oo loo samayn doono Alle ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.
FAALLOOYIN & FALCELIN