Xili dowladda Federaalka shalay sheegtay inuu ka baxsaday xabsi guri wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid janaan ayaa waxaa arragtiyo kala duwan ka bixiyeey qaar kamid ah shacabka Puntland oo ka qayb galayeey Barnaamijka Muqaalka Bulshadda ee Radio daljir ka baxaa.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS