Kulanti wacan dhegeystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin walba ka baaha Warbaahinta Daljir. Maanta barnaamijka waxaa ku soo qadanaynaa mashaaric DFS ay ka hakisay Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Hakintaas waxaa “nasiibdarro” ku tilmaamay shacabka Puntland oo barnaamijka maanta kaqaybgalay.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS