Muqdisho 27 Sano Kadib Diyaarad Rakaab ah oo Sida Shacab ayaa Kasoo dagtay (dhegayso)

Muqdisho 27 Sano Kadib Diyaarad Rakaab ah oo Sida Shacab ayaa Kasoo dagtay (dhegayso)

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho waxaa xalay 27 sano kadib soo caga dhigtay xili habeen ah diyaarad Rakaab ah oo siday dad shacab ah kuwaas oo u badnaa xujay.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir Irshaad ayaa Muqdisho kaso diray Warkan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com