MUQDISHO: Aabe wiilkiisa uga maqanyahay Dalka Erateria oo Daljir u waramay (daawo)

MUQDISHO: Aabe wiilkiisa uga maqanyahay Dalka Erateria oo Daljir u waramay (daawo)

Waalidiinta dhashay dhalinyaradii DFS ay tababarka ugu qaaday dalka Erateria ayaa walaac wali ka muujinaya xaalada Caruurtooda.

Jamac Garjante oo kamid ah waalidiinta ay ubadkooda ka maqan yihiin ayaa Daljir uwaramay, wariye Cabdiraxmana Waabari ayaa Warbixintan ka diyaariyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com