Muqdisho: Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray jadwalkii ay shaaciyeen Guddiga doorashada

Muqdisho: Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray jadwalkii ay shaaciyeen Guddiga doorashada

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa cambaareeyay go’aanka guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal ku shaaciyeen jadwal doorasho, waxaana ay ku sheegeen in tallaabadan ay u arkaan boobka doorashada heer Qaran oo uu Madaxweynuhu ugu bareerayo abuuris xasarad siyaasadeed lagu burburinayo nidaamka dimoqraadiga.

Sidoo kale Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay dusha ka saarayaan eedda natiijada taban ee ka dhalata qabashada doorasho aan la isku raacsaneyn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com