Muqdisho: Shirkii ammaanka oo lasoo xiray (dhegayso)

Muqdisho: Shirkii ammaanka oo lasoo xiray (dhegayso)

Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho shir looga hadlayay isku xirka iyo wada shaqaynta booliska dowladda faderaalka iyo heer dowlad goboleed.

Shirka ayaa waxaa munaasabaddii lagu soo xirayay ka qaybgalay taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdixakiim Daahir Saacid, taliyaha ayaa sheegay inay ka shaqaynayaan qorshe lagu dhisayo 32- kun oo boolis oo ammaanka ka shaqeeya kuwaasi oo laga soo xulayo dhamaan gobolada dalka.

Wariyaha radio Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa noo faahfaahinaya hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com