Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee Somaliland ayaa isku raacay shalay in waqtiga loogu daro golaha guurtida iyo guddiga doorashooyinka ee Somaliland, arrintan ayaa waxaa si wayn uga horyimid xisbiga Wadani ee Somaliland.
Guddoomiyaha xisbiga Wadani Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa sheegay in go’aankaasi uu yahay mid sharciga ka horimaanaya, isagoona sheegaya guddiga doorashada in waqtigiisu uu dhamaanayo bisha 11aad ee sanadkaan.
Hoos kadaawo
Muran kataagan doorashooyinka Somaliland iyo xisbiga Wadani oo ka hadlay
Posted by Radio Daljir on Sunday, January 13, 2019
COMMENTS