Degmada Jariiban ee gobolka Mudugu oo ay ka socdaan horumar dhinacyo badan leha aya waxaa soo badanayadhanka kale isqab qabsiga Dhulka mudoo yinkii udambeeyay.
maamulka degmada ayaa soo saaray dignii ku saabsan muranka dhulka, waxaan uu shir deg deg ah isgu yeeray odayaasha dhaqanka iyo ganacsatada.
wariyaha Daljir ee degmada Jariiban Cabdikheyr Maxamed Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS