Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo si aan kalahar laheyn loogu soodhaweeyay (sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka  Mudug waxaa maanta lagu soo dhaweeyey Musharax Cali Xaaji Warsame oo kamid ah Musharaxiinta Puntland. Musharraxa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ku soodhaweeyey  dadweyne farabadan  oo sitay  calanka Puntland  iyo kan Soomaaliya, iyo waliba maamulka gobolka iyo kan degmada. Qabanqaabada soodhaweynta Musharrax Cali Xaaji Warsame oo  maalmahanba ka socotay … Continue reading Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo si aan kalahar laheyn loogu soodhaweeyay (sawirro)