Musharax madaxweyne Puntland 219 Cali Xaaji Warsame ayaa baaq iyo dardaaranba u diray Xildhibaanada cusub ee Puntland oo goor sii horaysay lagu dhawaaqay .
Waxa uu Xildhibaanada ugu baaqay in ay u hiiliyaan rabitaan shacbak maadaama ay codkooda waliil uga yihiin wuxuuna Alle uga baryay in howsha loo igmaday uu la garab galo .
Dhegayso.
COMMENTS