Musharax Madaxweyne Puntland Janaraal Siciid dheere oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso)

Musharax Madaxweyne Puntland Janaraal Siciid dheere oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso)

Musharax Madaxweyne Puntland Janaraal Siciid Dheere oo kamid ah musharixinta Puntland 2019 ayaa maanta si diiran lagu soo dhaweyeey Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Siciid dheere ayaa waxaa kusoo dhaweyeey daafaha magaaladda Qaybaha kala duwan ee shacabka Gaalkacyo,qaar kamid ah Nabadoonada gobalka iyo Maamulka Gobalka Mudug.

Wariye Cabdiqani Wadani ayaa warbixintan Gaalkacyo kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com