Qaar kamid aha musharaxiinta doorashada Puntland ee 219 ayaa maanta magaalada Garoowe ku shiray waxayna soo saareen ilaa iyo afar qodob oo ay uga hadlayaan cabsi ay ka qabaan in faragalin lagu sameeyo doorashada Puntland ee 8 Janaayo 2019 ka dhici doonta Garoowe.
Waxa ay sheegeen musharaxiinta in faragalinta ay uga iman karto dowladda fadaraalka Soomalaiya iyo madaxda haatan xilka ka siidagaysa ee Puntland .
Musharaxiinta ayaa Taliyaha ilaalada doorashada ugu baaqeen in uu la shaqeeyo saraakiisha musharaxiinta la socota si aan loogu soo dhex dhuuman.
COMMENTS