iyado ku dhawaad 11 Musharax u taaganyihiin qabashada Kursiga Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya ayaa maanta waxaa khudbad kajeediyeey Golaha shacabka ku dhawaad 6 Musharax kuwaas oo goobta kajeediyeey khudbado ay kaga hadlayaan wax qabadkooda.
Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan kaso diray Muqdisho.
FAALLOOYIN & FALCELIN