Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa maanta oo Arbaco ah gaaray Musharrax Madaxweyne Puntland Dr Saadiq Enow waxaana Garoowe ku soodhaweyeey cuqaal, nabadoono, dhalinyaro, haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe.
Musharraxa ayaa dadweyne farabadan kula hadlay Garoowe isagoo sheegay in hadii loo doorto madaxweynaha Puntland uu waxyaabo badan oo maanta ka maqan shacabka Puntland qaban doono.
Dhinaca kale musharrax Saadiq Enow ayaa eedayn kulul u jeediyeey Madaxda Puntland.
Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray
Hoosna ka daawo Shirkiisi Jaraa’id
COMMENTS