Musuqa iyo musharrixiinta Puntland: Yaa la aaminaa? (dhegayso)

Xilli musharrixiinta isku soo sharaxay xilka hoggaanka sare ee Puntland ay ku dhowyihiin 30 musharrax ayaa waxaa soo ifbaxaya in qaar kamid ah musharrixintu ay yihin kuwo ku lugleh iyo kuwo lagu eedeyeey musuqmaasuq baahsan oo aan cidna loogu aabboyeelin. Musharraxiinta la eedaynayo waxaa kamid ah Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano oo horey u ahaa Agaasimaha … Continue reading Musuqa iyo musharrixiinta Puntland: Yaa la aaminaa? (dhegayso)