Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay ,Aragtida dadweynaha iyo hadalkii ka soo yeeray Abiy Axmed ee ahaa in Geeska Afrika uu san yeelan doono sadax madaxweyne mustaqbalka.
Wariye Fadumo Degan Daahir.
Sawiro.
COMMENTS